Taliyaha Ciidanka asluubta oo gaaray Doha, lana kulmay Mohamed Al-Cuteymi (Daawo Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya S/Guud Bashiir Mohamed Jaamax oo booqasho ku jooga dalka Qatar ayaa maanta magaalada Doha kula kulmay Taliyaha xabsiyadda dowladda Qatar Mohamed Sa’ud Al-Cuteymi. Labada Taliye waxay ka wada hadleen Xoojinta Xiriirka ka dhaxeeya, sidii dowlada Qatar uga qeyb qaadan lahayd dib u dhiska xabsiyadda dalka iyo Horumarintooda, qalabeynta ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, … Continue reading Taliyaha Ciidanka asluubta oo gaaray Doha, lana kulmay Mohamed Al-Cuteymi (Daawo Sawirro)